Quran - Somali APP
Aplikasikan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, wowowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.
Aplikasikan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.
Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada.
Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.
Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahfi.
Aplikasi ini dibuat sebagai amal berkelanjutan (sadaqah jariyah) dan didedikasikan untuk ayah kami, kakek kami, dan saudara kami, Cali Jaamac — semoga Allah mengampuni dosa-dosanya.
Aplikasi ini mengingatkan Anda setiap kali Anda membukanya untuk berdoa bagi semua orang tua dan orang tua kita yang telah meninggal.
Aplikasi ini memungkinkan Anda menyalin ayat apa pun dan terjemahannya serta membaginya dengan keluarga dan teman.
Aplikasi ini memungkinkan Anda membuat daftar ayat favorit Anda.
Setiap pagi, sore dan hari Jumat, aplikasi akan mengirimkan pengingat untuk membaca Adkaar dan Surah Al-Kahfi.
quranka kariimka 114
tafsiirka qurank
Alquran Somalia
kitaabka quranka
quraanka kariimka 114 Somalia
Quran tafsiir af Somalia 114 offline
quran somal qoraal
Quran dari Somalia ku qoran
kitaabka quranka kariimka



