Tafsiirka Quraanka Kariimka & Adkaarta subixii & fiidkii oo Soomaali & English

Aktuelle Version

Version
Aktualisieren
21.07.2026
Entwickler
Kategorie
Google Play ID
Installationen
100.000+

App APKs

Quran - Somali APP

Waxaan dib ugu laabannay noocii ee app-ka codsi dadweyne oo aad u fara badan awgeed. Fadlan liiska app-yadayada ka raadi 'Quran Somali & English'.

Appkan Waxaa Lo Abuuray Sadaqadul Jaariya Ahaan O Loogu Niyooday Aabeheen, Wowowgeen, Walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo.

Appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo und furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay.

Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wasadaagto qoyska iyo saaxiibbada.

Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay.

Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf.

Diese App wurde als fortlaufende Wohltätigkeitsorganisation (Sadaqah Jariyah) erstellt und ist unserem Vater, unserem Großvater und unserem Bruder Cali Jaamac gewidmet – möge Allah seine Sünden vergeben.

Die App erinnert Sie jedes Mal, wenn Sie sie öffnen, daran, für alle unsere verstorbenen Eltern und Ältesten ein Du‘a zu sprechen.

Mit der App können Sie jeden Vers und seine Übersetzung kopieren und mit Familie und Freunden teilen.

Mit der App können Sie Listen Ihrer Lieblingsverse erstellen.

Jeden Morgen, Abend und Freitag sendet Ihnen die App eine Erinnerung, Adkaar und Sure Al-Kahf zu lesen.

quraanka kariimka 114
Tafsiirka Quraank
koran somali
kitaabka quraanka
quraanka kariimka 114 Somali
Quran tafsiir af Somali 114 offline
Koran Somal Qoraal
Koran des somalischen Korans
kitaabka quraanka kariimka
Weitere Informationen

Werbung

#} #}